Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
Haweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daain, ka dib markuu sannadkii 1995-tii dil ugu geeystay magaalada Linköping haweeney uu xiriir kala dhaxeeyay wakhtigaa. Sigaar cabidda oo sii yaraanaysaa, halka isticmaalka…
…
continue reading
Qorshe cusub oo lagu yareynayo cunsuriyadda. 200 oo qof ayaa habeen iyo maalin ka shaqeynayey dayactirka waddada xadiidka Malmbanan. Kirismaska cad oo ku yar koonfurta laakiin ku badan nawaaxiga waqooyi ee dalka.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey. Sicir bararka ayaa bishii Nofeembar kor u kacay 1.8 boqolkiiba marka loo eego cabbirka hey'adda KPIF, sida lagu sheegay warsaxaafdeed ka soo baxay laanta tirakoobka ee SCB. Saddex qof ayaa xabsi dheer …
…
continue reading
Maxkamadda Sare waxay tijaabinaysaa in la masaafuriyo qof dambiile ah. Cudurka shuban-biyoodka jiilaalkaoo xilligiisii la gaaray. Qalalaasaha internetka ee nawaaxiga Västerbotten.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Go'aamada magan-galyo doonka Suuriya oo hakad la geliyey 15-jir gabar ah oo loo haysto dilka gabar ay isku da' yihiin 4-jir wiil ah oo dhintay ka dib shil ka dhacay dugsi xannaano Baaritaanka walxaha qarxa ee halista ah ee dukaanka agtiisaبقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ballaariyaan awoodda booliiska ee isticmaalka kaamiradaha kormeerka. Kiruna ayaa noqon doontaa caasimadda dhaqanka ee qaaradda Yurub sannadka 2029. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka guri dabaq ah oo ku yaal xaafadda Östervärn ee Malmö fiidnimadii khamiista.…
…
continue reading
Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee loogu yeero Foxtrot kaas oo ku xirna dalka Seerbiya ayaa talaadadii gacanta loo soo geliyay Iswiidhen. Afar qof oo dadoodu u dhaxayso 16 ilaa 21 sano ayay boolisku…
…
continue reading
Hal qof oo loo qabtay qarax ka dhacay fiidnimadii talaadada guri ku yaalla xaafadda Hässelby. Xulka gabdhaha kubada cagta Sweden oo soo baxay tartanka horyaalka qarammadda Yurub. Haweenka oo haysta fursado ka yar ragga in ay siyaasiyiin ka noqdaan deegaanada degmooyinka dalka.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Iswiidhen ayaa lacag gaaraysa182 milyan oo karoon ugu deeqaysa dadka ay dhibaatada baani ku hayso lix dalal. Booliska ayaa hadda isticmaalaya baraha bulshada si ay u joojiyaan dhalinyarada ay tashkiiliyaan kooxaha dambiilayaasha ah. Nin baa taksiile fiidnimadii isniinta ugu hanjabay bistoolad, ninkan ayaa la sheegay in uu ku eedeeyey in taksiiluhu …
…
continue reading
Nin iyo laba dumar ah ayaa lagu xukumay ganaax-maalmeed ah ka dib markii ay khudrad ku tuureen wasiirka arrimaha dibadda Maria Malmer Stenergard (M). Waxaa sii kordhaya tirada dhalinyarada ku khamaaraya lacagta, gaar ahaan wiilasha. Laga bilaabo sanadka cusub, lacagta warqadda boostada lagu diro ayaa lagu kordhin doonaa afar karoon.…
…
continue reading
Hay'adda saadaasha hawada - SMHI, ayaa soo saartaa digniin jaale ah oo ku saabsan silbasho baraf galabta manta iyo berrito oo sabti ah. Dadka lagu leeyahay deeymaha ardayda ayaa ah inay bixiyaan wax yar oo dheeraad ah sanadka soo socda. Qarax ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaala xafaadda Kungsholmen ee magaalada Stockholm arroornimadii hore ee …
…
continue reading
Nin xubin sare ah oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee Foxtrot oo dib loogu celinayo Iswiidhen. Baarlamaanka oo 'HAA' ku aqbalay soo jeedinta xukuumadda ee la xirriirta in la ogolaado in aan la magacaabin markhaatiga inta lagu guda jiro baaritaanada hordhaca ah iyo kiisaska dambiyada. Dhaqaalaha Iswiidhen oo ay ka muuqdaan calaamado soo kabasho…
…
continue reading
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maanta oo arbaco ah ugu codeeyay 'haa' guddiga cusub ee Yurub. Booliska ayaa baaraya labo qarax oo xalay labo magaalo ka kala dhacay. Ganacsiga badeecadaha ama alaabaha gacan labaadka ama second-hand ayaa sii kordhaya.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Tirada dadka ku dhaca wadna istaaga degdega ah ayaa ku sii socota inay hoos u dhacdo. Subaxnimadii Isniinta, ayaa heerkulka magalada Göteborg ka jiray lagu cabiray 14.0 digrii. Tess Olofsson ay noqon doonta garsooraha joogtada ah ee horyaalka ragga ee Iswiidhen bilowga xilli ciyaareedka soo socda.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Dhulgariir ayaa axadii ka dhacay baliga Vänern, ee ku yaalla koonfurta magaalada Karlstad. Wiil toban jir ah ayaa ku qarqamay barkad ku taal beerta madaddaalada ee Skara sommarlands xagaagan. Inta lagu jiro toddobaadka qiimo dhimista ee loo yaqaan Black Week, ayaa jira cadaadis badan oo saaran darawalada gawaarida yar yar ee xamuulka.…
…
continue reading
Duufaanta ka jirta gobolka Västerbotten ayaa la filayaa inay sii xoogeysato. Shan qof ayaa loo soo xiray tuhun ah in ay ku lug lahaayeen qaraxii ka dhacay xaafadda Östermalm maalintii axadda. Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson ayaa ka faallooday xogta ah in Ruushku uu markii ugu horreysay ku riday dhanka Yukreeyn robotka isaga kala goosha qaaradaha.…
…
continue reading
Maxkamadda sare ayaa xaqiijisey xukunka maxkamadda racfaanka, halkaas oo lagu xukumay labo madax oo ka hawl galayay shirkadda daryeelka ee Attendo. Todobo qof ayaa dacwad lagu soo oogay inay siyaabo kala duwan ugu lug lahaayeen afduub oo loo geeystay wiil 17 jir ah xagaagan. Dadka isticmalaa tubaakadada ama waxa afka Iswiidhishka loogu yeero 'snus'…
…
continue reading
Baraf iyo roobab baraf wata oo la filayo In ka badan nus milyan ayaa wax ka iibsaday Shein iyo Temu iyo Qaar badan oo ka mid ah toogashooyinka dhimashada ayaa la xalliyaaبقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Ebba Busch oo dooneysa in dib loo eego xuquuqda codbixinta. Saddex qof ayaa loo xiray dilka Akalla. Tirada dhimashada shilalka waddooyinka oo hoos u dhacday.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Xukun ganaax oo ku dhacay xeer-ilaaliye qaraabe soke u ah hoggaamiye kooxeedka Ismail Abdo. Dalagga soo goay sannadka oo hooseeya. Baraf la fileyo inuu da'o.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Wiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab: hogaamiyeyaasha xisbiyo dhowra ah oo dalbaday in laga wada hadlo Trump.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading
Nin lagu soo oogay dacwad laba-dil ah. Waraaqaha xafiiska canshuuraha ayaa fashiliya qofka iska dhigaya inuu ku nool yahay gurigaaga. Nordea uma baahna inay magdhow siiso macmiil la khiyaameeyay.بقلم Sveriges Radio
…
continue reading