Rajada Somaliya explicit
سلسلة مؤرشفة ("تلقيمة معطلة" status)
When? This feed was archived on September 03, 2024 01:19 (). Last successful fetch was on June 16, 2024 18:36 ()
Why? تلقيمة معطلة status. لم تتمكن خوادمنا من جلب تلقيمة بودكاست صحيحة لفترة طويلة.
What now? You might be able to find a more up-to-date version using the search function. This series will no longer be checked for updates. If you believe this to be in error, please check if the publisher's feed link below is valid and contact support to request the feed be restored or if you have any other concerns about this.
Manage series 3578988
Su`aal adiga qoralkayga akhrinaya ?
-Waligaa Dalkaaga iyo Dadkaaga Hooyo wax malagaa weydiiyay ? sido kale
-Rajo maka qabtaa inad ka qayb noqoto xalka Dadkaaga iyo dalkaaga Hooyo ?
Walaal haday rajadas kugu jirto waxa tahay rajada kaliya ay maanta umaddeena soomaliyeed qabaan. waayo maanta jawaab u helida dhawr shay ayaa sababtay
-Dhimashada Malaayiin Soomaaliyeed
-Dhibka malaayin Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalkooda hooyo.
-Qaxa malaayiin Somaliyeed oo ku kala dayacan dunida daafaheeda, iyo intas iyo in ka badan.
Marka si aynu jawaab buuxda ugu helno su aalahas waa in adiga qoralkayga akhrinaya nala wadaagto fakirkaaga iyo Taladaada , Waayo Waxa laga yaaba Fikirkaaga iyo Taladaada inay noqdaan xalka Dadkeena iyo Dalkeena Soomaaliyeed.
2 حلقات